Taliska Booliska oo War ka soo saaray qaraxii caawa ka dhacay Iskoolo Buluusiyo

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee caawa ka dhacay agagaarka dugsiga sare ee Booliska magaalada Muqdisho. Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo shir jaraa’id ayaa sheegtay in gaariga qarxay caawa uu noociisu ahaa Toyoto Premio, midabkiisu caddaan yahay kaasoo ay sheegtay inuu ku qarxay meel … Continue reading Taliska Booliska oo War ka soo saaray qaraxii caawa ka dhacay Iskoolo Buluusiyo